Soo guuris iyo ka guuris

Wax walba oo aad u baahan tahay inaad ogaato markaad soo guureyso ama ka guureyso. Halkan waxaan ku soo ururinay macluumaad ku hagaya guuritaanka oo dhan, laga bilaabo diyaarinta iyo furayaasha ilaa kormeerka iyo dhamaadka.